Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wiilyar oo Falastiini ah oo lagu Gubay Nablus


Wiil yar oo Falastiini ah oo 18 bilood jira ayaa dhintay sidoo kale xubno ka mida qoyskiisa ayaa dhaawacyo soo gaadheen oo ku noolaa magaalada Nablus ee Falastiin kadib markii gurigii ay ku noolaayeen ay dab qabasiiyeen dad looga shakisan yahay inay yihiin Yuhuuda dagan daanta Galbeed.

Israel waxay falkan ku tilmaantay fal argagixiso, Madaxweynaha Falastiiniytiintuna wuxuu sheegay in falkani yahay danbi dagaal.

Warbixinta Wiilka Falastiiniga ah ee la Gubay
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:12 0:00

XS
SM
MD
LG