Isku xirrada

Colaadda Koofurgalbeed Soomaaliya


Gallinkii dambe ee shalay ayaa degaanada Sagle iyo Dalandoolle oo ku yaala xuduuda gobolada Bay iyo Bakool waxaa ka dhacay dagaal u dhexeeya ciidamada dowladda oo ragabsanaya kuwa AMISOM iyo kooxda al-shabaab. Dhinaca kale, waxaa jira warar sheegaya in dad rayid ah oo badan ay dhimasho iyo dhaawacba ka soo gaareen gulufka colaadeed ka dhanka ah kooxda al-shabab.

Haddaba wararkii u dambeeyay ee dagaaladaasi iyo qasaaraha soo gaaray dadka rayidka oo ay Caasho Ibrahim Aden ka wareysatay guddoomiyaha degmada Xuddur Maxamed Macallin Axmed, ka dhageyso xagga hoose.

XS
SM
MD
LG