Isku xirrada

Obama oo Maanta u Ambabaxaya Kenya


FILE - President Barack Obama disembarks Air Force One upon arrival at Joint Base Andrews, Md. .

FILE - President Barack Obama disembarks Air Force One upon arrival at Joint Base Andrews, Md. .

Madaxwaynaha Maraykanka Barack Obama ayaa khamiistan maanta ah u amba baxaya socdaal uu ku tagayo Ethiopia iyo Kenya oo uu aabihii ka soo jeedo, si uu dhaqaalaha Maraykanka ee koraya xidhiidh ugala soo sameeyo wadamada Africa ee Saxaraha ka hooseeya.

Maalinta Beri ee jimcaha ayuu ku beegan yahay dalka Kenya, waxana uu magaalada Nairobi kaga qayb gali doonaa shir wayne ganacsiga ku saabsan. Kadibna wuxuu u sii ambabixi doonaa dalka Ethiopia.

Madaxwayne Obama ayaa noqonaya madaxweynihii ugu horeeyay ee Maraykan ah ee booqasho ku taga Ethiopia.

XS
SM
MD
LG