Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Tartanka Ciyaaraha Soomaalida oo Sweden ka Furmay


Dalka Sweden waxaa maanta ka furmay tartan ay sannadkiiba mar isugu yimaaddaan kooxaha kubadda cagta ee Soomaalida ku nool dalalka Qurbaha, Tartanka sannadkan ayaa noqonaya kii tobnaad, waxaana ka qaybgelaya illaa 13 kooxood oo kubadda cagta ah iyo weliba kooxo kale oo dhinaca cayaaraha fudud ah.

Ismaaciil Xuseen Farjar ayaa khadka Telefoonka kula xidhiidhay Cabdinaasir Ismaaciil Sola oo ka faallooda arrimaha Cayaaraha iyo weliba Cabduqaadir Maxamed Faarax Biriq oo isaguna ka mid ahaa cayaaryahannadii hore ee Soomaaliya.

Tartanka Cayaaraha Sweden
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:04 0:00

XS
SM
MD
LG