Isku xirrada

Barnaamij faneedkan gaarka ah waa mid madadaalo ah oo aan ugu talogalnay in aan idinkula damaashaadno munaasabadda Ciiddul Fitriga, waxaana ka qayb galaya; Abwaan Sabriye (Xasan Great,” abwaan Xasan Dhuxul “Laab-saalax,” Seynab Cige Maxamed, oo dhamaantood ka mid ah fanaaniinta Soomaalida, iyo sidoo kale Faadumo Ismaaciil oo ka mid ah dhageystayaasha ku xiran laanta afka Soomaaliga ee VOA, si weyn-na ula socota fanka soomaalida iyo heerarkii uu soo maray.

Barnaamijka oo dhameystiran ka dhageyso xagga hoose.

XS
SM
MD
LG