Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dowladda iyo AMISOM Oo Bardheere Ku Wajahan


Dhamme Cumar Sheekh Ismaaciil oo ku sugan degmada Qansaxdheere ee gobolka Baay ayaa VOA u sheegay in ciidamada huwantu ay wadaan dadaallo badan oo ay ku doonayaan in ay gacanta kula wareegan gacan ku hayanta magalada Bardheere.

Dhamme Cumar ayaa maleeshiyada Al-shabaab ku eedeeyey in ay dhibaatooyin badan ku hayso shacabka ku dhaqan degmada oo loo baahan yahay in dhibkaasi laga dulqaado.

XS
SM
MD
LG