Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shirka Dawladda Federalka & Maamul Goboleedada


R/Wasaare Sharmaarke oo Garoowe Gaaray
R/Wasaare Sharmaarke oo Garoowe Gaaray

Magaalada Garoowe ee xarunta Maamul Goboleedka Puntland waxaa maalmahan ka socday shirar ay lahaayeen Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Maamul Goboleedyada Puntland iyo Jubaland.

Wadahadalladan ayaan weli si rasmi ah loo shaacin qodobada looga hadlayo, waxaase warar ku dhow ay sheegeen in lagu soo qaaday xidhiidhka dhinacyada iyo arrimaha federaalka.

Mas’uuliyinta shirkaasi joogta waxaa ka mid ah Xildhibaan Cabdi-Barre Yuusuf Jibriil oo ka mid ah Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka. Falastiin Axmed Iimana ayuu uga warramay sida wadahadalkaasi u socdo.

Shirka Saddex Geesoodka ah
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:57 0:00

XS
SM
MD
LG