Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Guddoomiyihii Hore ee Afgooye oo La Dilay


Guddoomiyihii hore ee degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha Hoose C/llaahi Axmed Cabdi “Iideey” ayaa kooxo hubaysan ay ku toogteen gudaha suuq uu ka adeeganayay oo ku yaala degmada Afgooye. Waxaa markiiba meel aan goobta ka fogeyn lagu qabtey mid mid ah ragga dilkiisa lagu tuhumayo.

Warbixin ku saabsan dilka marxuumka ka dhageyso qaybtay hoose

DILKA GUDDOOMIYIHII HORE EE AFGOOYE
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:49 0:00

XS
SM
MD
LG