Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Golaha Wasiirada Somaliya oo ka Shiray Muranka Badda


Golaha Wasiirada
Golaha Wasiirada

Golaha Wasiirada ee Soomaaliya ayaa xalay iyo habeen hore waxay magaalada muqdisho ku lahaayeen kulano kala duwan oo ay uga hadlayaan muranka dhinaca badda ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Kenya.

Xubnaha kulankaas ka qayb gelayey ayaa isugu jiray madaxda xukuumadda, la taliyayaasha xukuumadda ee dhinaca badda iyo weliba qareeno kala duwan.

Haddaba Sahra Cabdi Axmed ayaa khadka Telefoonka ku waraysatay Wasiirka Warfaafinta ee Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir “Maareeye”.

Muranka Badda ee Soomaaliya
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:44 0:00

XS
SM
MD
LG