Isku xirrada

Martida: Khilaafka Badda Admiral Faarax Qare


Ku soo Dhowaada Barnaamijka Martida oo ku saabsan khilaafka badda ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Kenya, waxaana marti ku ah Taliyihii hore ee Ciidanka Badda Admiral Faarax Axmed Cumar “Faarax Qare” haatana ah Guddoomiyaha Hay’adda Cilmi baadhista badaha Soomaaliyeed.

Maxamed Colaad Xasan ayaa innala socodsiinaya.

XS
SM
MD
LG