Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa si weyn u dhaliilay dowladda Somalia, gaar ahaan ku lug lahaanshaheeda maamulka Gobolada Dhexe.
Mr. Gaas ayaa ka hadlayay Xuska 55-guurada markii Soomaaliya xornimada qaadatay.
Wariyeheenna Magaalada Garowe Nuux Muuse Birjeeb ayaa warbixintan inoo soo diray.