Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qaybta 1aad ee Taxanaha Ammaanka Internetka


Horumarka ay dunidu ka samayay dhinaca internetka oo faa’iido weyn u horseeday nolosha aadamaha waxaa mataaneeya dhibaatooyin iyaguna la socdo horumarkaas.

Hadda bilawgii farsamada casriga ah, horumarka ballaadhan ee laga sameeyey iyo dagaalka qarsoon ee internetka ayaa ah mowduuca Barnaamijyo Taxane ah oo aanu idiin hayno.

Qaybtii Kowaad ee Barnaamijyadaasi ayaanu idiin soo gudbinaynaa, waxaa soo diyaariyey soona jeedinaya Ismaaciil Xuseen Farjar.

Ammaanka Internetka
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:09:07 0:00

XS
SM
MD
LG