Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Somaliland: Masuul iyo Xubno kale oo Shil ku Dhintay


Waxa soo badanaya shilalka baabuurta ka dhaca jidka isku xidha magaalooyinka Hargeisa iyo Berbera, maalintii shalayna waxa shil baabuur oo ka dhacay jidkaasi ku dhintay Agaasimihii waaxda qorsheynta ee Wasaaradda Maaliyada Somaliland Weli Daa'uud Cigaal, weriye Maxamed Daa'uud oo ka tirsanaa television ka HCTV iyo askari la socday oo lagu magacaabo Muuse Cali.

Hadaba Sahra Ciidle Nuur ayaa sababaha dhaliya shilalka tirada badan ee ka dhaca jidkaasi oo dad badani bil kasta ku dhintaan ka waraysatay Fu’aad Axmed Xuseen oo ah La taliya wasiirka hawlaha guud isla markaana ah khabiir ku takhasusay shuruucda gaadiid ka. Waxanay ugu horayn waydiisay Mashaakilka ka jira wadadaasi ee shilalka keena.

Shilalka Somaliland ee Soo Badanaya
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:12 0:00

XS
SM
MD
LG