Isku xirrada

Barnaamij Gaar Ah: Doorka Haweenka Ee Xilligan


Barnaamijkan gaarka ah ayaa ka hadlaya doorka haweenka Soomaaliyeed ee xilligan waxaana marti barnaamika ku ah Seynab Maxamed Xasan (Seynab-Siraad) oo hormuud u ah kacdoonka sinnaanta jinsiga Soomaaliya ahna maareeyahay mashruuca dib u soo nooleynta Maktabadda Ummadda.

Falastiin Axmed Iimaan ayaa innala socodsiinaysa.

XS
SM
MD
LG