Isku xirrada

Barnaamijka Dhaqanka Iyo Hiddaha # 271


Dhaqanka iyo Hiddaha

Dhaqanka iyo Hiddaha

Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha ee toddobaadkani waxa uu ku saabsan yahay sida gabayada Soomaalida qaarkood ay caalami u noqon karaan marka la eego murtida ku jirta.

Barnaamijka oo uu inoo soo diyaariyey Axmed Faarax Cali (Idaajaa) hoosta ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG