Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ramadaan Kariim


Bisha Ramadan ee barakeysan ayaa dhalatay kaddib markii bisha laga arkay dalalka Sucuudiga, Masar, Iiraan,Indoonisiya, kaddibna caalamka calaamka laga iclaamiyey in la sooma marka laga reebo dalka Baakistaan oo shacabka ku amaray in ay soomaan maalinta berri oo ah Jimco ah.

Muslimiinta adduunka oo lagu qiyaaso 1.6 bilyan ayaa maanta billowda soonka kuwaasoo fulinaya amarka Eebbe, islamarkaasna raacaya sunnaha Nabigeennii Maxamed NNK .


Qaar ka mid ah hoggaamiyeyaasha caaalamka ayaa ummadda Islaamka ah ku soo diray salaamo ku aadan bilashada bisha Ramadaan ee barakeysan.

XS
SM
MD
LG