Isku xirrada

Taxanaha Caqabadaha Nabadda Somalia


NABBAD

NABBAD

Waxaan ku eegeynaa caqabadaha dhinaca military ee ku horgudbanaa ciidamada Nabad ilaalinta Amisom iyo Guulaha ilaa iyo hadda ay gareen:

Wuxuu ku saabsanyahay caqabadaha ku horgudbanaa ciidamada xoogga dalka Somalia:

Waxaan ku eegeynaa qabyaaladda iyo quursiga iyo saameynta ay ku leeyihiin khilaafadka siyaasadeed ee Somalia.

Waxuu ku saabsanyahay dhiigga cusub ee rajada nabadda Somalia.iyo aragtida qaar ka mid ah aqoonyahanka, siyaasiyiinta, iyo wax garadka Somaliyeed ay ka qabaan caqabadaha weli horyaala iyo sida looga gudbi karo.

XS
SM
MD
LG