Isku xirrada

Bad-xidhanka oo Saamayn ku Yeelanaya Qaxootiga Yemen


Somali Refugees from Yemen

Somali Refugees from Yemen

Masuuliyiinta safaaradda Soomaaliya ee dalka Yemen ayaa ka digay inay soo dhowdahay xilligii bad-xidhanka, taasina ay caqabad ku noqonayso qulqulka dadka Soomaalida ah ee kasoo cararaya dalka Yemen.

Qunsulka safaaradda Soomaaliya ee Cadan Cismaan Axmed Maxamed ayaa VOA u sheegay in loo baahan yahay in la dardargeliyo u gurmashada dadkaasi ka hor bad-xidhanka oo ka bilaabanaya bisha soo socota.

Sahra Ciidle Nuur ayuu uga warramay halka ay marayso daadguraynta dadkaasi.

XS
SM
MD
LG