Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wasaaradda Amniga oo Dad Xidhay


Ciidanka Amniga
Ciidanka Amniga

Wasaaradda amniga gudaha ayaa war saxaafadeed ay soo saartay ku sheegtay in ay laba qof soo xidheen isla markaana ay ku raad joogaan dhowr qof oo kale kuwaasi oo ay wasaaraddu ku eedaysay been abuur E-mailada iyo magacyada masuuliyiinta dowladda ka tirsan.

Wasaaradda ayaa sidoo kale ku eedaysay qaar ka mid ah ururada bulshada ee aan dawliga ahayn ee “NGO” inay buunbuuniyaan tirada haweenka la kufsado.

Afhayeenka wasaaradda Amniga Maxamed Yuusuf ayaa VOAda u faahfahiyay arrintan.

Dhinaca kalena mid ka mid ah eedaysnayaasha ay wasaaradda amniga gudhu soo eedaysay laguna magacaabo Cali Cabdi Wardheere (Cali Yare ) ayaa VOAda u sheegay in eedaymaha loo haystaa ay yihiin kuwa ay siyaasad ka dambeyso.

Waraysiyada arrintaas ku saabsan ka dhegayso qaybta hoose ee boggan.

Dhegayso: Wasaaradda Amniga oo dad xidhay
please wait

No media source currently available

0:00 0:10:16 0:00

XS
SM
MD
LG