Isku xirrada

Faaqidaadda: Dagaalada Xadka Ethiopia


Barnaamijka Faaqidaadda toddobaadkani waxa uu ku saabsan yahay dagaalada iyo xiisadaha ka taagan deegaanada ku teedsan xuduudda gobolada dhexe ee Somalia iyo Ethiopia.

Barnaamijka waxa inoo soo diyaariyey, soona jeedinaya Maxamed Colaad Xasan

XS
SM
MD
LG