Isku xirrada

Buuq ka Dhacay Shirka magaalada Cadaado


Cadaado

Cadaado

Magaalada Cadaado ee gobolka Galguduud oo uu ka socdo shirka maamul u samaynta Gobolada Dhexe ayaa la sheegayaa in madasaha shirka uu maanta muran iyo buuq ka dhashay ka dib markii ergooyinka shirk aka qayb galaya ay qodobo isku maandhafeen, hadaba sida ay wax u dhaceen iyo qodobada la isku mari wayaay ayay Falastiin Axmed Imaan Waxay ka waraystay gguddomiyaha guddiga farsamada ee shirka Cadaado Xaliimo Ismaaciil (Xliimo Yareey)

XS
SM
MD
LG