Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Cabashooyin ka Yimi Qaar ka Mida Ergada Shirka Cadaado


Cadaado
Cadaado

Shirka Maamul u samaynta gobollada Dhexe ee Soomaaliya oo ka socda magaalada Cadaado ayaa galay wejigii labaad, hase ahaatee waxaa debedda ka jooga qaar ka mida ergada metelaysa qayb ka mid ah gobolka Mudug.

Jaamac Maxamed Axmed oo ka mida ergada ka socota Woqooyiga Gobolka Mudug ayaa VOA u sheegay inay kulan la qaateen Ra’iisal Wasaaraha hase ahaatee uu jiro ismaandhaaf ku aaddan qaabka loo samaynayo maamulka gaar ahaan tirada gobollada.

Ismaaciil Xuseen Farjar ayaa khadka Telefoonka kula Xidhiidhay Jaamac Maxamed Axmed oo ku sugan Cadaado.

Waraysiga Shirka Cadaado
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:05:58 0:00

XS
SM
MD
LG