Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ciidanka Kenya oo Dawcad laga Gudbiyey


Xubnaha xildhibaanada Barlamaanka Kenya ee laga soo doorto gobolka Waqooyi-Bari Kenya ayaa sheegay inay maxkamadda sare u gudbiyeen dacwad ka dhan ah ciidamada amniga Kenya oo lagu eedeeyay inay duleedka Gaarisaku jirdileen dhalinyaro Soomaalida Kenya.

Masuuliyiinta gobolka Woqooyi Bari ayaa sheegaya inay jiraan tiro dhalinyaro ah oo ciidamadu ay kala baxeen guryahooda kuwasoo maydadkooda qaar la helay, halka kuwo kalena aan nolol iyo geeri lagu hayn.

Sahra Cabdi Ahmed ayaa haddaba jidhdilka loo geystay dhalinyarada ka wareysatay Maxamed Shiidiye oo kamid ah xildhibaanada laga soo doorto ee gobolka ee ku jira barlamaanka Keyna.

Waraysiga Xildhibaanka Kenya
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:16 0:00

XS
SM
MD
LG