Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xeerkii ka Hortagga Argagixisada ee Maraykanka oo xiligiisii dhamaaday.


NSA Surveillance
NSA Surveillance

Waxa daqiiqado yar uun ka hor soo gabo gaboobay dood galinkii dambe ee Axadda ka bilaaban tay Congress ka Maraykanka oo lagu lafo gurayay xeerka ka hor taga argagixisada ee loo yaqaano Patriotic Act oo dalkan maraykanka laga hirgaliyay wixii ka dambeeyay weeraraadii 11 September 2001 dii lagu soo qaaday dalkan maraykanka. xeerkaasi oo hey’addaha Sirdoonka maraykan ka siiyay awood badan oo ay ku dhegaystaan telephone nada, isla markaana ay ku ogaan karaan macluumaadka gaarka ah ee internetka lagu adeegsado ayaa haatan xiligiisii dhamaaday, waxanu ku ekaa 12 kii habeenimo xiliga Washington

Hadaba Sahra Ciidle Nurr ayaa warbixintan arimahaasi inooga diyaarisay intii ay dooddda xeerkaasi socotay.

please wait
Embed
US/NSA
by VOA

No media source currently available

0:00 0:07:37 0:00

XS
SM
MD
LG