Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Somaliland: Qaxootiga Soomaaliya Waan Fasaxnay


Berbera Port
Berbera Port

Somaliland ayaa dib u fasaxday qaxootiga u dhashay Soomaaliya ee ka imanaya dalka Yemen oo ay hore u joojisay in ay Somaliland soo galaan todobaadkii hore, wasiirka dib u dejinta Cali siciid Raygal oo VOA u waramay ayaa sheegay in la hubsanayay in ay ku soo dhex dhuuntaan qaxoontiga waxa uu ugu yeedhay "Dadyowga mashaakilaadka sameeya" oo uu sheegay in shaki laga muujiyay, wariyaha VOA ee hargeisa Cabdixakim Maxamuud Shirwac oo wasiirka waraystay ayaa ugu horayn waydiiyay sababta keenay ina ay badalaan go'aankoodii.

Waraysiga Wasiirka Dib u Dejinta
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:59 0:00

XS
SM
MD
LG