Isku xirrada

Guurtida: Go'aanka Muddo Kordhintu waa Sharci


Guddoomiyaha golaha guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa markii u horraysay ka hadlay go’aanka ay muddada ugu kordhiyeen xukuumadda ee muranka siyaasadeed dhaliyay.

Guddoomiyaha ayaa sheegay in uu yahay go’aan gole oo sharci ah.

Hadalka guddoomiyaha ayaa yimid ka dib markii uu kulan la yeeshay safiirka dawladda Ingiriiska u qaabilsan Soomaaliya Neil Wigan oo safar ku jooga Hargeysa.

XS
SM
MD
LG