Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kulanka Jaaliyadda Gedo ee Ohio


Qurba joogta somaliyeed ee ku nool waqooyiga Ameerika iyo Yurub ayaa mashariic kala duwan ka fuliya Soomaaliya sida dugsiyo, ceelasha biyaha iyo cisbitaallo, taasi oo ay ka faa’iidaystaan dad farabadan.

Hadaba hay’adda Gedo Foundation ayaa cusbitaal weyn ka hergalisay gobalka Gedo, cisbtaalkaas oo ay ka dhiseen magaalada Garba Haarey.

Weriyaha VOA Abdikafi Yuusuf ayaa ka qabgalay kulan ay Jaaliyadda reer Columbus iskugu yimaadeen wuxuuna ka waraystay dhismaha cusbitaalkaas Sacdiyo Cabdi Dahir oo ku magacdheer Sacdiyo Jakam oo ka mida aasaasayaasha ururkan samafal.

Waraysiga Gedo Foundation
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:30 0:00

XS
SM
MD
LG