Isku xirrada

Barnaamijkii Martida Markarafoonka waxaa todobaadkan inoo soo diyaariyay Maxamed Colaad Xasan, waxaana marti inoogu ah yahay Ergayga gaarka ah ee Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Somalia Nicholas Kay.

Barnaamijka oo dhan ka dhegayso qaybta hoose ee boggan.

XS
SM
MD
LG