Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xildhibaan lagu Dilay Muqdisho


Baarlamaanka Soomaaliya
Baarlamaanka Soomaaliya

Dablay hubaysan ayaa weerar ku qadday gaadhi ay saarnaayeen Xildhibaan Yuusuf Dirir Cabdi iyo Xildhibaan Cabdalla Boos, goobtaas waxaa ku dhintay darawalkii xildhibaannada hase ahaatee waxaa dhaawac soo gaadhay labada Xildhibaan iyo askari ilaalinayey.

Haddaba waxaa dhaawacii soo gaadhay u geeriyooday alla ha u naxariistee Xildhibaan Yuusuf Dirir Cabdi.

Ra'iisal Wasaare ku xigeenka Dawladda Federaalka ah ee Somalia Maxamed Cumar Carte ayaa tacsi u diray ehelada Xildhibaanka isaga oo sheegay in xukuumaddiisu ay tallaabo degdeg ah qaadi doonto oo arrintan lagu baadhayo.

Waraysiyo ku saabsan sida weerarkani u dhacay iyo weliba Waraysiga Ra'iisal Wasaare ku Xigeenka halkan hoose ka dhegeyso.

Waraysiyada Muqdisho
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:05:54 0:00

XS
SM
MD
LG