Isku xirrada

Bar. Faaqidaadda: Dib u Dhiska Ciidamada


ciidan

ciidan

Barnaamijka Faaqidaaddu todobaadkan wuxuu ku saabsan yahay Sida ugu haboon ee Soomaaliya u yeelan karto Ciidan Qaran.

Barnaamijka waxaa ka qeybgalay wasiirki hore ee difaaca, C/xakiim Fiqi, General Maxamed Galaal iyo Prof. Bursaliid.

Si aad uga bogato Barnaamijka oo dhamaystiran ka dhegayso Halkan.

XS
SM
MD
LG