Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Doorashooyinka Ethiopia oo Axadda Dhacaya


Ku dhawaad 37 Million oo ka mid ah dadka reer Ethiopia ayaa la filayaa inay ka qayb galaan doorashada Axada soo socota ka dhacaysa dalka Etrhiopia, in kasta oo dawladda haatan talada wadan kaasi haysa la filayo inay si fudud ugu guulaystaan doorashadan markii shanaad. Hadana xisbiyada mucaarad ka ah ayaa ku jira Ololahooda.

Sida ay ku soo waramayso wariyaha VOA da ee Addis Ababa Marthe van der Wolf, ilaa 58 xisbi siyaasadeed ayaa ku loolamaya Doorashada qaran ka ee dalka Ethiopia ka dhacaysa maalinta Axada 24 May.

Dhageyso Doorashada Ethiopia
please wait

No media source currently available

0:00 0:01:58 0:00

XS
SM
MD
LG