Isku xirrada

War Deg-Deg ah

1,200 Qaxooti ah oo Gaaray Dekedda Berbera


Markab sida in ka badan 1,200 oo qof oo Qaxooti ah ayaa gaaray magaalada Berbera ee Somaliland, kuwaa oo ka soo cararay colaada ka socota dalka Yemen.

Markabkan ayaa ka soo shiraacday magaalada Cadan ee dalka Yemen, waxaana dadka saaran u badan dumar iyo caruur ah.

Wariyeheenna Caasha Ibrahin Aaden ayaa ka wareysatay qaxootigaasi agaasimaha dekedda Berbera Cali Xaaji Cumar oo loo yaqaan ( Geesoole )

Dhageyso Wareysiga Agaasimaha Dekedda Berbera
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:17 0:00

XS
SM
MD
LG