Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barnaamijka Wacyigalinta Dabeysha (18 May, 2015)


Barnaamijka Wacyigelinta Dabeysha ee VOAda waxa uu ku saabsanyahay siyaabaha ay hey’adaha caafimaadka ee maamulada ka jira qeybo ka mid ah Somalia ay uga hortagaan faafista cudurka dadka qaxootiga ah iyo barakacayaasha.

Barnaamijka oo dhan ka dhegayso qaybta hoose ee boggan.

Dhegayso: Barnaamijka Wacyigalinta Dabeysha
please wait

No media source currently available

0:00 0:59:32 0:00

XS
SM
MD
LG