Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Puntland: Ciidan AMISOM ah Nalooma Keenayo


Warsaxaafadeed shalay ka soo baxay Golaha Wasiiradda ee Puntland ayaa lagu sheegay in Punltand aan la geyn doonin ciidan ka socda Hawlagalka Nabad Ilaalinta ee AMISOM. Hadalkan Punltand ayaa yimid ka dib markii 7dii bishan May uu Ergeyga Gaarka ee XGQM Nicholas Kay uu wakaaladda wararka ee Reuters u sheegay in ciidamo ka socda hawlgalka AMISOM oo la geeyo Puntland ay tahay arrin aad loo eegayo.

Maamulka Puntland ayaa dhiniciisa sheegay in uu awood u leeyahay difaaca xuduudihiisa, isla markaana aan loo baahneyn in ciidamo ka socda AMISOM deegaanadaas la geeyo.

Haddaba falanqeyn ku saabsan inay haboon tahay in ciidan la geeyo Punltand iyo in kale, waxa iinoo haya Maxamed Cabdi Sandhere.

Dhageyso diidmada Puntland ee Ciidamada AMISOM
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:52 0:00

XS
SM
MD
LG