Isku xirrada

War Deg-Deg ah

USA: Isma Bedelin Siyaasaddeena Somalia


State Department
State Department

Xafiiska Soomaaliya Qaabilsan ee Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee Maraykanka ayaa sheegay in la noqoshada Ambassador Katherine Dhanani ay la noqotay magacabaisteeda inaysan ka dhignayn inay isbeddeshay siyaasaddii Maraykanka eek u aaddanayd Soomaaliya.

Aqalka Cad ee Maraykanka ayaa shalay shaaciyey in lala noqday Magacaabista Katherine Dhanani kadib markii ay ka cudur-daaratay arrimo iyada u gaar ah darteed.

Mas’uul u hadlay xafiiska Soomaaliya ee Qaramada Midoobay ayaa isna sheegay in Maraykanku uu safiir kale u soo magacaabi doono Soomaaliya.

XS
SM
MD
LG