Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faaqidaada: Murannada Maamul Goboleedyada


Barnaamijka Faaqidaadda ee Toddobaadkan wuxuu ka hadlayaa muranada ka taagan maamul u samaynta gobollada dalka, gaar ahaan kuwii ugu sameeyey iyo doodaha dhinaca sharciga ee dhinacyadu wataan.

Falastiin Axmed Iimaan ayaa innala socodsiinaysa:

Faaqidaada Toddobaadka
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:33:27 0:00

XS
SM
MD
LG