Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Horumarka Soomaalida Maraykanka


Somaalida ku nool Maraykanka ayaa kaalmo kala duwan kaga jira nolosha iyo howlaha bulshooyinka kale ee dalkan Maraykanka yimid, intooda badan waa muwaadiniin Mareykan ah iyo kuwo ku dhow yihiin in ay noqdaan.

Waayadan waxaa ay warbaahinta Maraykanku ay inteeda badan ka hadlayeen Soomaali Mareykan doonayey in ay ku biiraan ururka ISIS iyo kuwo horey ugu biiray ururka al-Shabaab, balse Soomaalida ku nool dalkan waxa ay qaar badan oo ka mida ku talaabsanayaan horumaro bulsho, dhaqaale iyo waxbarasho oo muhiim ah.

Falastin Ahmed Iman ayaa warbixintan arrintaas inoo heysa.

Warbixinta Somali Maraykanta
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:40 0:00

XS
SM
MD
LG