Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Abwaan Nidaamiye oo Geeriyooday


Allaha u raxmadee waxaa maanta magaalada Muqdisho ku geeriyoodey Abwaan Maxamed Cumar Nuur (Nidaamiye) oo kamid ahaa abwaanada lafdhabarka u ahaa fanka Soomaalida.

Abwaan Maxamed Cumar ayaa muddo ku xanuunsanaa Muqdisho.

Fannaanka Weyn ee Xassan Aadan Samatar ayaa oo ay indoor ah is yaqaaneyn Abwaanka geeriyoodey ayaa VOA uga warmay kaalintiisii fanka iyo taariiqdiisii nololeed.

Qaybta hoose ee boggan ka dhegayso waraysiga Xasan Aadan Samatar.

Dhegayso: Xasan Aadan Samatar oo ka warramay geerida Abwaan Nidaamiye
please wait

No media source currently available

0:00 0:09:41 0:00

XS
SM
MD
LG