Isku xirrada

Somalia: Alshabaab Haloogu Yeedho UGUS


Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay inaanay doonayn inay maqasho warbaahinta oo adeegsaneysa magaca al-Shabaab; warbaahintii ay ka maqashana ay dawladdu tallaabo ka qaadi doonto.

Taliyaha Nabad Sugidda Soomaaliya, Janaraal C/raxmaan Tuur yare, oo uu hadalkan ka soo yeedhay ayaa sheegay in cidii magaca al-Shabab adeegsataa ay u arki doonaan cid faafineysa wuxuu ugu yeeray “cuduro faafa oo halis ah".

Maxamed Colaad Xassan oo Washington Jooga ayuuna u waramay.

XS
SM
MD
LG