Isku xirrada

Martida Makrafoonka


Toddobaadkan barnaamijkeena martida waxaynu kaga hadlaynaa waxqabadka ambalaasyada Aamin ee magaalada Muqdisho iyo xilligii la aas-aasay.

Waxaana marti innoogu ah Dr. Cabdulqaadir Cabdiraxmaan Xaaji Aaadan oo ah madaxa Ambalaasyada Aamin.

Haaruun Macruuf ayaa waraystay.

XS
SM
MD
LG