Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Djibouti oo Beenisay Warbixin laga Qoray


Warbixin lagu daabacay wargeyska Washington Post ee ka soo baxa dalkan Maraykanka, ayaa lagu sheegay in diyaaradaha Maraykanka ee isticmaala saldhigga milatari Maraykanka ee dalka Jabuuti ay halis ku sugan yihiin sababtoo ah feejignaan la’aan la sheegay inay sameeyeen shaqaalaha hagista diyaaradaha ee garoonkaasi.

Haddaba safaarada Jabuuti ee magaalada Washington ayaa gaashaanka ku dhufatey eedahaasi.

Qunsuulka Safaarada Ciise Daahir Burraale ayaa Sahra Abdi Ahmed ay khadka telefoonka ee Washington kula xariirta qunsulka, ugu horeyntii waxey waydiisey Waxey dowladiisu kala socoto eedeymahan

Qunsulka Djibouti
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:04:32 0:00

XS
SM
MD
LG