Isku xirrada

War Deg-Deg ah

1500 oo Qaxooti ah ayaa Gaadhay Somaliland


Tirada qaxootiga ka soo qaxay dagaallada Yemen ee gaadhay magaalada Berbera ayaa korodhay, waxaana ilaa imika tiradoodu maraysaa in ku dhaw 1500 oo qof.

Shan Markab oo sida dad qaxooti ah oo isugu jira Soomaali iyo Yemeni ayaa bishii u dambeysay gaadhay Berbera, kuwaas oo intoodii badnayd la geeyay deegaannadoodii amma meelaha kale ee ay doonayeen. Haddaba, Weriyaha VOA ee Hargeysa Barkhad Maxmauud Kaariye ayaa booqday halka magaalada Berbera laga dejiyay dadkan qaxootiga ah, waxaanu nooga soo diray warbixintan soo socota.

Warbixinta Qaxootiga Somaliland Gaadhay
please wait

No media source currently available

0:00 0:08:05 0:00

XS
SM
MD
LG