Isku xirrada

Xasan: Doorasho way Dhacaysaa 2016


Madaxweyne Xasan oo Furay kalfhiga 6aad ee Baarlamaanka

Madaxweyne Xasan oo Furay kalfhiga 6aad ee Baarlamaanka

Madaxweynaha Somaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta si rasmi ah u furay kalfadhiga lixaad ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in Somalia ay doorasho ka dhici doonto sannadka danbe.

Madaxweyne Xasan ayaa sidoo kale sheegay in awooddii ururka al-Shabaab ay wiiqantay, isla markaana ay dowladdiisu dalka oo dhan ka xorreyn doonto dhammaadka sannadkan.

Warbixintan waxaa Muqdisho ka soo dirtay Seynab Abuukar.

XS
SM
MD
LG