Isku xirrada

Daraasadda Waxbarashadda Machadka Heritage


Heritage

Heritage

Machadka daraasaadka siyaasadda Heritage ee magaalada Muqdisho ayaa soo bandhigay cilmibaaris uu ku eegay caqabadaha waaweyn ee soo food saaray waxbarashadda Soomaaliya kaddib markii uu dalku ka gudbay marxaladdii ku meel gaarka ahaa. Waxaana laga sameeyay cilmibaaristan gobolka Banaadir iyadoo gebi ahaanteedba diiradda lagu saaray waxbarashadda aasaasiga ah ee ku salaysan nidaamka dugsiyada hoose, dhexe iyo sare. Cabdiraxmaan Xuseen Furre ayaa khadka taleefonka ee dalka Qatar ku wareuystay., Dr. Cabdullahi Sheekh Adan Xuseen oo isagu qoray daraasaddan.

Dhageyso Daraasadda Waxbarasha ee machadka Heritage.

XS
SM
MD
LG