Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Doorashada Somaliland oo Dib loo Dhigay


Guddida doorashooyinka Qaranka Somaliland ayaa maanta si rasmi ah u sheegay inay dib u dhacday wakhtigii ay qabsoomi lahaayeen doorashooyinka madaxtooyada iyo golaha wakiillada.

Guddiga ayaa sheegtay in muddada ay ku qabsoomi karaan ay yihiin 1da bisha June ee sannadka dambe 2016.

Haddaba, muddaynta wakhtida doorashada iyo aragtida ay xisbiyada mucaaradka ahi ka qabaan go’aanka guddida doorashada waxa warbixintan ku eegaya Weriyaha VOA ee Hargeysa Barkhad Maxamuud Kaariye.

Warbixinta oo dhan ka dhegayso qaybta hoose ee boggan.

Dhegayso: Doorashada Somaliland oo si rasmi ah dib loogu dhigay
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:31 0:00

XS
SM
MD
LG