Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barnaamijka Wacyigalinta Dabeysha (20 April, 2015)


Barnaamijka wacyigelinta dabeysha ee todobaadkan wuxuu ku saabsanyahay suurtagalnimada in ciidamada ka howl gala dhulka ay Somalidu degto ee Geeska Africa inay ka qeyb qaataan la dagaalanka cudurka dabeysha iyo ololayasha talaalka.

Dhegayso: Barnaamijka Wacyigalinta Dabeysha
please wait

No media source currently available

0:00 1:00:02 0:00

XS
SM
MD
LG