Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Boqolaal ku Dhimatay Dooni ku Dagtay Libya


Hay’adda UNHCR ayaa sheegtay in boqolaal qof oo muhaajiriin ah laga cabsi qabo inay dhinteen markii dooni ay kula dagtay xeebaha Libya.

Hay’adda ayaa sheegtay inay haddii tan la xaqiijiyo an noqon doonto masiibadii ugu xumayd ee ka dhacda badda Midaterianean-ka.

28 qof ayaa la soo bad-baadiyay, halka madyka 24 kalena la helay.

Madaxda Yurub ayaa ku bqaaya in talaabbo deg-deg ah la qaado si xal loogu helo muhaajiriinta kumanaanka kun gaaraya ee Africa iyo Bariga ka imanaya ee naftooda ku soo biimeynaya sidii ay uga talaabi lahaayeen badda Mideterranean-ka

Doonidan ayaa dagtay markii dadkii saarnaa ay hal dhinac isugu buurteen xilli doonidaas uu u soo dhawaaday markab.

Dhageyso: Warbixin iyo Wareysi Doonta Libya ku Dagtay
please wait

No media source currently available

0:00 0:11:26 0:00

XS
SM
MD
LG