Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kenya: Dood Ka Taagan Ciidamadooda ka Jooga Somalia


Hogaamiyayaasha siyasadda Kenya ayaa ku kala qaybsan in ciidamada Kenya laga soo saaro Somalia ama dalkaasi uu sii wado dagaalka uu kala soo horjeedo kooxda mintidinta al- Shabaab, kadib markii dhoowr jeer xadka uga soo tallaabeen, dhawaanna ay weerar ku qaadeen jaamacada Garisa.
Hogamiyayaasha qaarkood oo isbahaysi la leh dawlada ayaa sheegay in hadii ciidamada Kenya laga soo qaado Soomaaliya aanay taasi hakinayn khataraha argagixisada.
Wariyaha VOA Mohamed Yusuf ayaa war-bixintan nooga soo diray Nairobi Ibrahim Hassan Daandurey ayaa soo jeedinaya.
Warbixinta Kenya
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:04:05 0:00

XS
SM
MD
LG