Isku xirrada

Warbixin: Derbi ay Kenya ka Dhisayso Xadka


Dawladda Kenya ayaa dhagax-dhigtay derbi ay ka dhisayso xadka u dhexeeya dalkeeda iyo Somalia, kaas oo ay sheegtay inuu kaalin ka geysan doono dhinaca ammaanka.

Wariyaha VOAda ee Woqooyi-bari Kenya, Maxamed Faarax Shire oo beryahanba ku sugnaa deegaano labada xad u dhexeeya ayaa warbixintan inoo soo diray.

XS
SM
MD
LG