Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muqdisho: Dad Kale oo u Dhintay Weearkii Shalay


Saddex qof oo kale oo dheeraad ah ayaa ugu dhintay cisbitaallada Muqdishu weerarkii shalay ay Al-Shabab ku qaadeen Xarunta Wasaaradda Hiddaha & Tacliinta Sare. Mas’uuliyiinta dawladda Soomaaliya ayaa faahfaahin dheeraad ah maanta ka bixiyey qaraxaasi iyo dadkii wax ku noqday. Weriyahayaga Xasan Kaafi Qoyste ayaa warbixintan noo soo diray.

Dhageyso Weerarkii Muqdisho
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:26 0:00

XS
SM
MD
LG